Dad badan oo aan Muslim aheyn oo lagu casuumay Masjidka Darul Faruuq (Daawo Sawirada)

Dad ku dhaw 200-qof aan muslim aheyn una badnaa cadaan ayaa lagu casuumay kana qeyb galay munaasabad afur ah oo lagu qabtay Masjidka Darul Faruuq oo kuyaal magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota. Dadka afurka lagu marti qaaday ayaa ahaa dad daris la ah Masjidka Darul Faaruuq, waxaana sameynta afurkan iska kaashaday maamulka masaajidka iyo ururka Islaamiga … Continue reading Dad badan oo aan Muslim aheyn oo lagu casuumay Masjidka Darul Faruuq (Daawo Sawirada)